Wararka

Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hay’adda UNICEF ee...

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Mudane Asad Yusuf Qanyare, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa madaxa Hay’adda UNICEF...

Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa si gaar ah looga hadlay...

Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa si gaar ah looga hadlay...

Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Alle ha u naxariistee, Abwaan Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) ayaa goordhaw ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Muqdisho oo uu dhowrkii maalmood ee la...

Shaqaale ka tirsan Q.M oo lagu afduubtay Yeman

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, in shan ka mid ah shaqaalaheeda lagu afduubtay koofurta Yeman, xilli ay kusii jeedeen magaalada Caden. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay 13-kursi oo lagu dooran doono Baladweyne

0
Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada Beledweyne ee xarunta ganacsiga...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka

0
Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay. Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre oo ay...

Labo Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb

0
Guddoomiyaha degmada deyniile Maxamed Abuukar Cali (jacfar) ayaa saakay ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay hop#025, kadib doorasho ka dhacday dhuusamareeb. Xasan cali cismaan oo ah...

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada seddex kursi

0
diga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed Galmudug oo shaaciyeen Guddiga Xulista Ergada kuraasta seddex kursi oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee dorashadooda ka...

Xubin ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda

0
Cusmaan Abii Bakar Maadey oo magaciisa afgarashada uu yahay (Cabdullahi ) kana tirsanaa Nabad-diidka Alshabab ayaa maanta isku soo dhiibey ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...