Golaha Wasiirada Jubbaland oo degmooyin u ansixiyay Dhoobley iyo Buurdhuubo
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkan markiisii ugu horeysay...
ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey...
ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka...
Madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo ka wada hadlay marxaladda cusub ee iskaashiga...
Madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka wada hadlay marxaladda cusub ee iskaashiga xiriirka labada dal, sida siyaasadda, dhaqaalaha, ciidamada, amniga, iyo xiriirka...
Ciidanka Danab iyo Nabad Sugidda Jubaland oo jab xooggan gaarsiiyey Argagixisadda Al-shabaab
Ciidanka kamandooska Danab ururka 5-aad ee guutada 16-aad oo ay is kaashanayaan Ciidanka Nabad sugidda Jubaland ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegamada galbeedka magaalada...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid.
Kulanka...
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo Safaaradda JFS ee Addis Ababa ku Casumay Daah furka mashruuca...
Addis Ababa- Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia Dr Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah ugu casumay safaaradda JFS ee Addis Ababa munaasabad lagu daah-furayey ama...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo furay shir wadatashi ah oo looga hadlaayey Wadahadalka...
Baydhabo- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aada, ayaa maanta furay kulan wada-tashi ah oo loogga hadlaayey Wada-hadalka Dawladda...
Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta ee Maamulka Puntland.
Madaxweynaha ayaa ka dhegaystay...
Wasaaradda Waxabarshada Soomaaliya oo soo gaba-gabeeysay Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad-dugsiyeedka 2021-2022
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si Siman loogu qaaday xarumaha...
QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya
Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah loo...










