Wasaaradda waxbarashadda XFS oo daah furtay Barnaamijka tababarka Macalimiinta Soomaaliyeed
Wasiirka wasaaradda waxbarshadda, hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Abuukar Xaaji, (Cabdulaahi Carab), ayaa daah furay barnaamijka tababarka macalimiinta Soomaaliyeed,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wadda hadlay sidii dib loogu furi lahaa dhoofka xoolaha...
Wasiirka wasaaradda Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta shir kula yeeshay xarunta Safaaradda Boqortooyada...
Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo
Baydhabo- Guddiga gurmadka abaaraha koofur galbeed ayaa ku baaqay in si wadajir ah wax loogu qabto dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kusoo qulqulaya magaalada...
Shir ku saabsan horumarinta degmooyinka Soomaaliya oo ka socda dalka Ruwaanda
Kigali- Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug mudane,Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Jimcaale ayaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb galay shirka madasha guddoomiyeyaasha degmooyinka...
Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo ay dil ku xukuntay Maxkamadda Ciidamada
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo bishii Augost 2019 agagaarka tarabuunka ku toogtay marxuum, Maxamed Cawil...
Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo horey u dilay muwaan...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo bishii Augost 2019 agagaarka tarabuunka ku toogtay marxuum, Maxamed Cawil...
Qaramada midoobay oo sheegtay inay ka walaacsantahay xiisada Ukaine oo sii kordhaysa
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov iyo wasiirka arrimaha...
Wasaaradda gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Baladweyne
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo cadad ahaan gaarayso 20 Tan gaarsiiysay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka hiiran.
Gargaarkaan ayaa...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka HF oo loo magacaabay xoghaye cusub
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal mudane ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam, halka uu...










