Ra’iisul Wasaaraha XFS oo hey’adaha amaanka faray xoojinta amniga guud ee dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM, kaas oo diiradda lagu...
Soomaaliya oo Shiinaha kala hadashay xoojinta taageerada ciidanka xoogga dalka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen; Odowaa Yuusuf Raage ayaa la kulamay Safiirka Shiinaha u jooga Muqdisho Mr, Fei Shengchao.
Gen; Odowaa Yuusuf iyo Safiirka...
Maamulka Koofur galbeed iyo Qarammada Midoobay oo ka wada hadlay amniga iyo abaaraha
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku-meel gaarka uah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo...
Xildhibaan gama’diid oo mar kale dib loo doortay
Baladweyne- Xildhibaan , Yuusuf Xuseen Axmed (Gamaadiid) ayaa mar kale ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#031 ee golaha shacabka BJFS, kaas oo ay maanta...
Ciidanka xoogga dalka oo malleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur
Ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay tira intaa ka badanna dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib weerar gaadmo ahaa...
Qaramada midoobay oo sheegtay in Dad Rayid ah lagu laayey Dalka Ukraine
Sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay, ugu yaraan 102 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 500,000 oo kalena way ka...
Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka Russia iyo Ukraine.
Madaxweynaha Ukraine Volodymr Zelenskyy waxaa uu ku baaqay in hawada dalkiisa laga mamnuuco duulimaadka si loo joojiyo duqeymaha diyaaradaha Ruushka ku hayaan magaalooyinka dalka,...
RW Rooble oo guddiga SIEIT ee Banaadiriga ugu mahadceliyay habkii ay u mareen doorashada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaannada golaha Shacabka ee Banaadiriga ee dhawaan la doortay iyo guddiyada...
Guddoomiye Filish oo bogaadiyay kaalintii Boliisku ka qaatay sugidda aammaanka doorashooyinkii ka dhacay Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad loogu mahadcelinaayay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha deegaanka ee Qaramada midoobay UNEA 5
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno kale kale...










