Ololaha soo bandhigidda sheekooyinka tahriibka (TRS) oo bilaawday
Ololaha soo bandhigida xaqiiqda tahriibka ee (Telling The Real Story TRS) ayaa 6-dii bishan December billaabay taxanayaal barnaamijyo ah oo la magac-baxay “Showga Soomaalidda...
Bandhigga sharciga dakhliga dalka oo lagu qabtay Sama-reeb
Sama-reeb- Magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug ayaa maanta lagu qabtay bandhig lagu daah furayey Sharciga Dakhliga dalka oo ay wadajir usoo agaasimeen, Wasaaraddaha Maaliyadda...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa kala hadlay arrimaha doorashooyinka
Garowe- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka...
Guddoomiyaha guddiga gaadiidka gobolka Banaadir oo kormeerey dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo
Mas’uuliyiin ka tirsan guddga gaadiidka gobolka Banaadir, isla markaana qeyb ka ah dadka ku howlan dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo ayaa kormeerey, sida ay...
Madaxweynaha Galmudug oo guddi u saaray baaritaanka dil loo geystay saraakiil ka tirsanaa ciidanka...
Madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddiga ka kooban shan xubnood oo baaritaan ku sameyn doona dilkii duleedka degmada Balanbal loogu geystay...
Morocco oo noqotay dalkii ugu dambeeyay oo Carab ah oo la heshiiyay Israel
Morocco ayaa noqotay wadankii u dambeeyay oo ka tirsan jaamacadda Carabta oo Israel kula heshiiyay soo celinta xiriirka diplomaasiyadeed, iyadoo Mareykanka ka shaqeeyay saxiixa...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Dooloow
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.
Wafdiga...
Maxkamadda ICC oo joojisay dacwad ka dhan ah ciidanka Ingiriiska
Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo...
Ciidamada xoogga oo saaka howlgal amni sugid ah ka fuliyay degaanka Gendershe
Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka argagaxisada Alshabaab kala wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran oo ay...
Madaxweynaha Ghana oo dib loo doortay
Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay ka dhaceen rabshado intii...