Wararka

QIRASHADA QALADKAAGA

0
Qof kasta oo nool wuxuu galayaa qalad inta uu nool yahay mana jiro qof aan qaldamin hase yeeshee waxa lagu kala duwan yahay ayaa...

MUWAADIN SIYAASADAHA IS DIIDDAN HA KU DAN SEEGIN!

0
Xilliyada ay doorashadu soo dhawaato ama ay xasrado kale jiraan waxaynu aragnaa dad shacab ah oo dhinacyo is diiddan ama iska soo horjeeda la...

WAXBARASHADU WAXAY HORSEEDAA ISBEDDELKA AADANAHA

0
Hanti la sameysto waxaa ugu fiican waa in aad sameysato dad macnaha in aad tacaamul ama is dhexgal iyo saaxiibtinimo walaalnimo ku dhisan la...

ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA

0
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...

SIDAAD MOODEYSO MAAHA

0
Noloshu sideedaba waa socdaal waana mid isbedel joogto ah mana aha mid taagan oo ku sugan halka aad ka fileyso waxaase ku badan lamo...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA MIDOWGA ARDAYDA SOOMAALIYEED EE DALKA UGANDA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Uganda ayaa ku dhiirrigeliyey...

Ku-simaha Wasiirka Warfaafinta ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Fitriga.

0
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ahna Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yusuf Cumar (Alcadaala) ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada...

Wasiir Duraan Faarax oo guddiga Diyaaradaha kala hadlay xayiraadda duulimaad ee Kenya

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin kaddib markii...

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

0
ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciida. “Waxaan...

Marwada Koowaad ee Dalka oo hambalyada Ciidda u dirtay Shacab-weynaha Soomaaliyeed

0
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha soonfur iyo ciiddul fidriga u dirtay shacab weynaha Soomaaliyeed. Marwada ayaa...