Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SOO DHAWEYN AH LA QAATAY XUBNAHA MAGACAABAN EE GOLAHA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu...

Raโ€™iisul wasaare Xamse ka oo codsaday xildhibaannada baarlamaanka in ay ansixiyaan Golaha wasiiradda

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26...

Raโ€™iisulwasaaraha oo ku dhowaaqay golaha cusub ee Wasiirrada XFS

0
Raโ€™iisulwasaaraha XF Soomaaliya mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhowaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda uu hoggaamin doono Afarta sana ee soo socota. Golaha...

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Ibraahim Macallin Yuusuf oo Magaciisa Afgarashada Kooxda nabadiidka Al-shabab loo yaqaanno (Suleymaan) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60-aad...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada bariga Hiiraan

0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo lagu baacsanayo Al-shabaabย  saakay ka billaabay deegaanka Bukure oo hoostaga degmada Maxaas. Qaar ka mid ah...

Hoggaamiyihii Al-Qaacida oo lagu dilay Afgaanistaan

0
Ayman al-Zawahiri oo ka tirsanaa Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha ee dowladda Maraykanka Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay...

Madaxwaynaha Puntland oo xariga ka jaray Wadooyin laami ah iyo Mashruuca Cagaarinta Caasimada Puntland

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee aasaaska Puntland, wuxuu...

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo guddoomiyey Shirka Amniga Maamulkaas

0
Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Maamulkaas ku shir gudoomiyay Shirka Amniga Jubbaland, kaas oo...

Ciidanka Nabad Sugida Koonfur Galbeed oo howlgallo ka dhan ah Argagixisada ka sameeyey xafadaha...

0
Ciidanka Hayโ€™ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeedย  ayaa howgal qorsheysan ka sameeyey qaar kamid Xafadaha Magaalada Baydhabo Gaaar ahaan xafadaha Wadajir, Xanaana2,barwaaqo iyo...