Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ooshir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka Midowga Afrika...

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta shir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka...

Safiirka Soomaliya ee dalka Masar oo la kulmay dhigiisa dalka Burundi

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Safiirka dalka Burundi...

Madaxweynaha Iraan oo u hanjabay Israel

0
Madaxweynaha dalka iraan ayaa ku hanjabay inuu talaabo qaadi doono hadii Israel isku daydo ficilo ka dhan ah tehraan Isagoo ka hadlayay dhoolatus milateri...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cambaareeyay Hoobiyaashii maanta ku dhacay Aga gaarka Xarunta Vila Hargeysa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cambaareeyay Falkii hoobiyaasha ahaa ee Maanta lagu qaaday Xarunta Vila Hargeysa ee Muqdisho,isagoona sheegay in...

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Kismaayo

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga Hop#079. Kursigaan ayaa waxaa horay...

Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wajir ah yeelanayo Maanta

0
Xildhibaanada labada Aqal  Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan wadajir ah oo ay...

Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah hubka sharcidarada oo ka bilowday Caabud-waaq

0
Ciidamada amniga degmada Caabud-waaq oo kaashanaya kuwa dowladda federaalka ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxay maanta ka bilaabeen degmadaas. Howlgalkan oo ah mid qorsheysan ayaa...

Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo Guddoomiye iska dhex doortay

0
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horreeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Xildhibaan Cabdirisaaq...

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka

0
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Xildhibaan Cabdirisaaq...

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray magaalada Kismaayo

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Muuse Geelle iyo xubno kale oo ka tirsan guddiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka...