Wararka

Pakistan oo ku dhawaaqday in ay martigelin doonto ciidamo badd oo ka socda 45...

0
Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay martigelin doonto ciidamo badd oo ka socda 45 dal, oo ay ku jiraan Mareykanka, Shiinaha iyo Ruushka, si ay...

Messi oo mar kale badbaadiyay Barcelona xilli uu kursiga keydka ku soo bilowday.

0
Xiddiga reer Argentina ayaa kursiga keydka ka soo kacay si uu wax ugu badalo ciyaar ay Real Betis hogaanka u heysay, iyadoo ay xusid...

Wasiir Ku-Xigeenka Gaashaandhiga XFS oo Kormeeray Taliska Ciidanka Badda

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 08.02.2021 : Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa maanta kormeeray taliska ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kulan Muhiim ahaa la Qaatay Masuuliyin Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 08.02.2021 Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ay ugu horeyaan...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Wax Ka Bedelka Sharciga Waxbarashada Dalka.

0
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay wax ka bedelka sharciga waxbarashada dalka ee heerka 1 aad, 2 aad iyo tacliinta sare, 170 mudane oo...

Golaha shacabka ee BJF oo ku kulmaya Muqdisho

0
Muqdisho Ilayskadalka-Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha. Kulanka maanta ayaa looga hadlayaa labo qodob...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa booqasho ku tegaaya qaar ka mid ah dowladaha Khaliijka

0
Muqdisho Ilayskadalka-Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan. Bayaan kasoo...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyey Saldhigyo Ay Lahaayeen Maliishiyada Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhibaateynayeen dadka xoola dhaqatada ah. Ciidanka ayaa howlgalka...

Warsaxaafadeed ku Saabsan Mowqifka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee Shirkii Dhusamareeb 4

0
Muqdisho Ilayskadalka-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii Samareeb, wuxuuse muujinayaa...

Xuska Maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
Muqdisho Ilayskadalka-Xuska maalinta Caalamiga ah ee u dul qaadasho la’aanta gudniinta gabdhaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Munaasabadda oo ay si wadajir ah u soo...