Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Galmudug oo Al-Shabaab ka saaray Deegaanno dhowr ah

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa xalay qaaday Howlgal jahooyin kala duwan lahaa oo Ururka Al shabaab looga saarayay...

Xildhibaan Ilhaan Omar oo ganacsatada ku dhiirigalisay doorkooda waxqabad

0
Xildhibaan Ilhaan Omar oo maal-mahaan ku sugnayd Magaalada Minneapolis ayaa la kulatay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku howlan horumarinta adeegyada lagama...

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland oo shir-guddoomiye shir looga hadlayey sugida Amniga

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyay shirka looga hadlayey dardargelinta sugida amaanka deegaamada maamul goboleedka jubaland. Shirkan ayaa diirada lagu...

Ku-simaha Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo laamaha amniga ka codsaday in ay sii laba jibaaraan...

0
Balad weyne– Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golaha wasiirada maamulkaas...

Guddiga doorashada maamulka K/galbeed oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen

0
Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Koofurgalbeed ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Musharixiinta kala ah Yuusuf Abduqaadir Maxamed...

Shirka wadatashiga wasaaradaha caafimaad oo ka furmay Garowe

0
Garowe - Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka furmay shirka wadatashiga Wasaaradaha caafimaadka Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda caafimaadka...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Hay’adda DRC oo kala saxiixday Heshiis wada-shaqeyn

0
-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish iyo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Basma Caamir Axmed ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda...

Ra’iisul wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha UNICEF ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya. U qaybsanaha ayaa Ra’iisul...

Ciidanka Xoogga dalka oo 15 maleeshiyada Al-shabaab ah ku dilay Galguduud

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa guul kasoo hooyay dagaal saaka  ay ku qaaden maleeshiyaad kooxda qawaariijta ah ee Alshabaab. Inta la ogyahay 15 dagaalame oo ka...

Diyaarad siday ciidamo oo ku burburtay Dalka Filibiin

0
Diyaarad Milatari oo daabulaysa ciidamo ayaa ku burburtay koonfurta dalka Filibiin kadib markii ay isku dayday in ay soo cagadhigato dhabbaha garoonka jasiirada Jolo,...