Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday xarumo ku yaalla degmada Balcad
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka mid ah magaalada...
Ciidanka XDS oo howl-gallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Jubbada hoose
-Ciidanka XDS iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is kaashanaya ayaa howl-gallo qorsheysan ka fuliyay manta degaannada Labi_kuus, Qudus, Yaaq dabeeyl iyo Dharkeeyn oo hoos-taga...
Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar-weyne oo manta xilka la wareegay
Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay kusimihii Guddoomiyaha...
Duqa Muqdisho oo kormeeray xarumo ka tirsan Aqalka dowladda hoose oo uu ka socdo...
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer ku sameeyay dib-u-dhis ka socda xafiisyada Xarunta Aqalka...
Digniin loo diray dadka ku howlan boobka dhulalka danta guud ee ka socda degmada...
Gar-yaqaanka guud ee Qaranka ayaa ka digay boobka lagu hayo dhulalka danta guud ee ka socda degmada Afgooye, taasi oo la sheegay inay ku...
Dowladaha Caalamka oo si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska cimillada ee Mareykanka iyo...
Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaanka ah ee Mareykanka iyo Shiinaha ay ku...
Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta gaaray magaalada Balcad
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe.
Ra’iisul Wasaaraha oo ay...
Duqa Muqdisho oo bogaadiyey horumarka ganacsi ee ka jira dalka
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ka qeyb galay munaasabad lagu abaalmarinayay qaar ka mid ah...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo maanta gaartay magaalada Jowhar
Wafdiga ay hoggaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad gobaleedka...
Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka XDS
Baydhabo- Cusmaan Caddow Xaaji oo ka mid ahaa kooxda nabad-diidka Al-shabab ayaa maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsoor...