Wararka

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqanaaya dalal ay Kenya ku jirto

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa lagu wada inuu booqdo dhowr dal oo Afrikaan ah. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa bayaan ay soo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

0
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda isagoo kula dardaarmay xoojinta iyo dardargelinta howlaha iyo...

Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Saraakiil ka tirsan Argagixisada AL-shabaab

0
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha Biyaha. Ee duleedka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka gargaarka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Waajid

0
Wasiirka gargaarka iyo arrimaha bini’aadanimada ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Caruush iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda hey’adda UNKA iyo hey’ado kale oo...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo dib u howlgalisay xarunta caafimaad ee deegaanka gadoon oo Dhuusamareeb...

0
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug  Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaarada Caafimadka Galmudug Ahmed Mire Ali “Faafale” iyo masuliyin kale...

Abaaro daran oo laga soo werinayo gobolka Gedo

0
Soomaaliya ayaa waxay wajaheysaa abaaro ba’an oo soo noqnoqday gobollada koofurta waxaa sanadiihii ugu danbeyay saameeyay abaaro uu sababay roobka oo xilligiisa ku di’in Haatan...

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo u safray Puntiland

0
Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goorwdhow ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyagoo ku sii jeeda Magaalada Garowe ee...

R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu...

Guddiga hirgalinta dorashooyinka Gobolada Waqooyi oo ku dhawaaqay inay bilaabayaan Doorashada xubnaha Golaha Shacabka

0
Guddiga hirgalinta dorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa maanta shaaciyey in maalmaha soo socda la qaban doono doorashada 9 kursi, oo ka mid ah kuraasta Aqalka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo...