Madaxweynaha Galmudug oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay arrimaha doorashooyinka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa wada-hadallo dhanka Khadka Internetka ee Aalada Zoomka waxaa uu kula yeeshay qaar kamid...
WAAD GAARTAY HIMILLADAADII KA HOR GEERIDAADA
Janadii jidkeeda rabigeey ku jaahsii, jahanama ku dhinac mari.
Rabbi waxaan kaaga baryayaa in uu kaa yeelo kuwii uu Nabi Muxamed CSW uu sheegay in...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo hambalyo u diray Bareyaasha Soomaaliyeed iyo bahda waxbarashadda
Ra’iisal Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar.
“Munaasabadda Maalinta...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar.
Madaxweynaha...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana oo ay ka...
Meydka Agaasimihii Radio Muqdisho oo lagu aasay Muqdisho
Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay dhagarqabayaal ka tirsan argagixisada...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka oo guddoomay shahaadada musharaxnimo
Guddoomiye ku-xigeenka gollaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo gaaray Dhuusamareeb ayaa Gudigga doorashooyinka Galmudug ka guddoomey shahaadada cadeynaysa musharaxnimadiisa kursiga Hop104 oo ay Gudiggu...
Milatariga Sudaan oo qorsheynaya in dib loo soo celiyo R/wasaarihii la afgambiyay
Milatariga Suudaan ayaa qorsheynaya in ay dib u soo celiyaan ra’iisul wasaarihii xukunka laga tuuray Abdalla Hamdok ,isla markaana la sii daayo hogaamiyayaasha rayidka...
Wasiir Dubbe” Geerida Afrika waxay ahayd mid aad ii taabatay,”
Waxa aanu sagootinay Cabdicasiis Afrika, Agaasimihii Radio Muqdisho. Salaatul Janaazadiisa waxa nagu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Eng. Maxamed Xuseen Rooble.
Geerida Afrika waxay ahayd mid...
Ra’iisal wasaare Rooble oo ka qeyb galay salaadda janaasada meydka Agaasimihii Radio Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa salaadda Janaasada kula tukaday masjidka Shuhada ee madaxtooyada meydka allaha u...