Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Hey’adda UNDP kala wareegay gaadiid loogu talagalay hay’adaha amniga
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kala wareegay Hey’adda UNDP Gaadiid loogu talagalay...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shacabka Caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta Doorashooyinka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shacabka caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta Doorashooyinka...
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO KULAN WACYIGELIN AH KU QABTAY DEGMOOYINKA BARTAHA MUQDISHO
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin bulsho oo lagu qabtay Degmada Boondheere, kaas oo...
Dowladda Federaalka oo Guulo waa weyn ka gaartay dib-u-soo-nooleynta Duulista Rayidka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay bulshada Soomaaliyeed iyo bahda duulista dalka xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda XFS oo shir uga qeyb galay Algeria
Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha soo Koraya (African Startup summit) oo sanadkaan diiradda lagu saarayo taageerada shirkadaha hal abuurka ee soo koraya, xoojinta isku-xirka dhijitaalka,...
Guddoomiye Aadan Madoobe” Shaqo muhiim ah ayaa laga qabtay howlaha Duulista Rayidka”
Ku-simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu...
Hantidowraha Guud ee Qaranka oo shir caalami ah kaga qeyb galay Sacuudi Carabiya
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 15-aad ee Golaha Guud ee Ururka Hantidhowrrada Carabta oo lagu qabtay magaalada Jeddah...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee XJFS ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Dalka...
Madaxweynaha JFS ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta Dowlad-Dhiska Soomaaliya
Dooxa(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee u jooga Dalka Soomaaliya,...










