Sheikh Cali Wajiis” Argagixisadu waxay u soo jeesteen bur burinta diinteena Islaamka”
Sheikh Cali Wajiis oo ka mid culumada Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay bur burinta ay kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab...
Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka ciidamada xoogga ee degmada Afmadow
Wasiirka Wasaaradda amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kormeeray xerooyinka ciidamada ee...
Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka ciidamada xoogga ee degmada Afmadow
Wasiirka Wasaaradda amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kormeeray xerooyinka ciidamada ee...
UNITED NATIONS DEVELOPMENT PROGRAMME (PRESS RELEASE)
Hope for better jobs eclipses religious ideology as main driver of recruitment to violent extremist groups in Sub-Saharan Africa
New UN Development Programme report findings...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay Bandhigga Suuq Weynaha Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Bandhigga Suuq Weynaha Muqdisho kaasi oo sanadkii 4-aad maanta ka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Danab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle, isaga oo tababar usoo xiray ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee...
Muqdisho oo dhowaan lagu qaban doono shirweyne Maalgashi oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Safiir Kuxigeenka Safaarada Suudaan...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo deeq kutubo Diini ah kala wareegay Safiirka Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil. Saalax Shariif Sayid,...
Wasiirka warfaafinta XFS oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweis Jaamac oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed El-Amine Souef ayaa ka hadlay guulaha...
Erdogan oo booqan doona goobihii uu ka dhacay dhulgariirkii Turkiga
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safri doona meelaha ugu daran ee ay saameyeen dhibaatooyinka dhulgariirka, ka dib markii uu ku dhawaaqay xaalad...










