Wararka

Guddiga difaaca baarlamaanka JFS oo kawada hadalay shaqooyinka hortebinta u leh guddiga ee kalfadhiga...

0
Guddiga difaaca ee baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, oo ku gudo jira waajibaadkiisa shaqo ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku lafo guray qodobada hoos ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog’hayaha...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo isbarasha ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub...

Safarada Madaxweynaha JFS ayaa ku qotoma Somali Heshiis ah, dunidana heshiis la ah. (FAALLO)

0
Tan iyo markii loo doortay  mar kale Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Dr: Xasan Shiikh Maxamuud May 15-keedii ee sanadkan 2022-ka, waxa uu galay safarro...

Jaamacadda Carabta oo ku dhawaaqday qabashada shir looga hadlayo abaaraha ka jira Soomaaliya

0
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ayaa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo soota la qaban doono...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor-dhow xarigga ka jari doona SNTV Daljir

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor-dhow xarigga ka jari doonna Telefishinka SNTV Daljir oo ka faalloon doonna arrimaha ciidamada, howlgalladda...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay

0
Maxamed Cabduqaadir Sheikh Ibrahim oo ka tirsan Boliiska Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwooda ka howl galo Afgooye ayay Maxkamadda Ciidama ku xukuntay Dil toogasha...

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Boqortooyada Morooco

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed  Barre Maxamud ayaa  Kulan mira-dhal ah magaalada Muqdisho kula qaatay Wasiirka Dhallinyarada, dhaqanka iyo Isgaarsiinta...

Qaraxyo ka dhacay Qudus oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawacyo

0
Hal qof ayaa dhintay,12 kalana waxaa soo gaaray  dhaawacyo, kadib kolkii qaraxyo isxig-xigay ay ka dhaceen laba goobood oo  laga raaco basaska oo ku...

Dhulgariir xooggan oo ka dhacay waqooyi galbeed ee Turkiga

0
Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Suleymaan Soylu, ayaa sheegay in 100 qof ay ku dhaawacmeen dhul gariir cabbirkiisa lagu sheegay 6 darajo oo Richter Scale...