Wararka

Jubbaland oo shaacisay doorashada 13 kursi ee golaha shacabka JFS

0
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay doorashada 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee degaan doorashadoodu tahay dowlada Goboleedka Jubbaland. Kuraasta...

Dowladda Qadar oo cambaareysay weerarkii Argagixisada ee Afhayeenka Xukuumadda

0
Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxisada maanta la beegsadeen Afhayeenka Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu, kaas oo dhaawac ka...

Guddoomiyaha la dagaalanka Musuq-maasuqa oo kormeeray Hay’adda Duulista Rayidka

0
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaaamud oo uu hogaaminayo xubno ka tirsan guddiga ayaa maanta kormeer ku tagay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan. Labada masuul aya ka...

Guddiga Maamulka Doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorashada 10 kursi ee golaha shacabka JFS

0
Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland ) ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ah kuraastii horey loo shaaciyay. War qoraal...

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ka bad-baaday qarax ismiidaamin ah

0
Qof naftii halige  ah ayaa isku qarxiyey gaari u watey Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucallimuu oo marayay Agagaarka Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. sida...

Hirshabeelle oo Shaacisay qabashada 11 Kursi doorashada golaha shacabka ee JFS

0
Guddiga Hirgalinta Maamulka Doorashada ee Dowladda goboleedka Hirshabeelle (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Galaha Shacabka ah, kuwaas oo dhawaan doorashadooda la qaban doono. Halkan...

Galmudug: Shaacinta qabashada 21 Kursi ee doorashada golaha shacabka ee JFS.

0
Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed ee Galmudug ayaa lagu shaaciyay qabashada kuraastii ugu badneyd ee Gollaha shacabka kuwaa oo la qaban...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Cambaareysay duqeymo Kenya ay ka geysatay Jubooyinka iyo Gedo

0
War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa lagu cambaareeyay duqeymo ay ciidamada Kenya ka geysteen gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Warqadda Wasaaradda ka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo shir guddoomiyay heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgahiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf ayaa manta gudoomiyay shir ku saabsanaa heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM...