Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Safiirka Dowladda Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Muxamed Saalix...
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyedd ee ku sugan degmada Garbahareeya ayaa howllgallo qorsheysan oo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaanno hoostaga...
Shir sannadeedka Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho,
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud, wasiirka Cadaaladda XFS Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Baraawe
Baraawe- Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu wadaa in degmada Baraawe oo ah degaan doorashada labaad ee Koonfur...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay weheliso agaasimaha waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee...
Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday hay’adda Qaramada Midoobey
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid...
Tabashadii ay qabeen qaar ka mid ah bulshada reer Hiiraan oo xal laga gaaray
Baladweyn- Afhayeenka madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabeelle, Daa’uud Xaaji Cirro ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa arrimaha bulshada ku sheegay in maanta xal laga gaaray...
Dowladda Imaaraadka oo gargaar soo gaarsiisay Soomaaliya
Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya taas oo loogu tala galay dadka abaaruhu saameeyeen.
Wasiirka gargaarka XFS Khadiijo...
Wasiirka haweenka oo tababar ku saabsan Haweenka iyo nabadda ka furtay Muqdisho-
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS xildhibaan, Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta u furtay tababar agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha haweenka dowladaha xubnaha...
Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay qaar ka mid ah howlwadeennadeeda
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar uga furtay magaalada Muqdisho hawlwadeenno loo qorsheeyay in ay ka qeyb-qaataan...