DALKAADA ADIGAA ISKA LEH
Qof kasta oo dunida ku nool wuxuu ku abtirsadaa qaran, dal iyo calan gaar ah oo ummadda uu ka soo jeedo ay leeyihiin waana...
HALISTA KA DHALAN KARTA GAASKA CUNTADA LAGU KARSADO.
Horumar kasta oo cusub waxuu leeyahay nusqaantiisa, waayadii danbe waxaa dalka si baahsan ugu soo kordhay isticmaalka gaaska iyadoo shacabka Soomaaliyeedna ay tahay mid...
SOOMAALIDA SAFARRADA FURSAD DHOOFKA U TAGAYA KENYA, MAXAY TAHAY IN AY KU DHAQMAAN HADDII...
Safarka dadka Soomaalida ah ay u safraan dalka Kenya inta badan wuxuu khuseeyaa labo dhinac oo kala ah ganacsi ama safar ku saabsan in...
DHAKHAATIIRTA NAF-HURAYAASHA AH
Qalinkaygu wuxuu jeclaysanayaa in uu kuu soo gudbiyo sheeko naf-hurnimo, wadaninimo, beni’aadanimo iyo hooyanimo tusaale qurxoon u ah. Waa sheekada Dr Xılwo Daa’uud Ibraahim...
R/Wasaare Rooble oo isku badalay laba Wasiir oo ka tirsan xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada...
Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri
Masar- Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka mid ah dowladaha uu maro wabiga Nile.
Afhayeenka ciidamada...
Muwaadiniinta Chad oo u dareeray goobaha codbixinta
Chad- In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin...
Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii...
Waddanka intiisa badan wuxuu wajahayaa biyo yari aad u daran, ayadoo in ka badan 50 degmo ay ka jirto xaalado abaareed aad u daran...
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la soo wareegay 14 maxbuus oo ku jiray xabsiga Garowe...
Wasiirka Cadaaladda XFS Mudane C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in maamulka Cadaaladda ee Puntland ay ku wareejiyeen 14-maxbuus oo lagu soo xukumay dalka dibadisa,isla...
Talaalka Sinopharm Vaccine oo maanta Muqdisho soo gaari doona
Dowladda aan saaxiibka nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano...