Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo qarax miino ku dishay afar qof oo shacab ah

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe ayaa shegaya in argagixisada Al-Shabaab ay qarax Miino ku dishay afar qof oo shacab ah. Qaraxa ayaa haleelay...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka

0
Dhuusamareeb-SONNA:-Maanta oo taariikhdu tahay 14-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#138 oo 2 musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah: 1-...

Wasaaradda Caafimaadka oo Tababar hogaaminta ku saabsan u furtay madax qeybeedyada iyo maareeyayaasha Mashaariicda

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda oo ay hoggaaminayso Dr Fawziya Abikar Nur ayaa maanta suutagalisay Tababar ku saabsan hoggaaminta shaqada oo loogu talagalay in...

Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi

0
uddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hay’adda UNICEF ee...

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Mudane Asad Yusuf Qanyare, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa madaxa Hay’adda UNICEF...

Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa si gaar ah looga hadlay...

Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa si gaar ah looga hadlay...

Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Alle ha u naxariistee, Abwaan Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) ayaa goordhaw ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Muqdisho oo uu dhowrkii maalmood ee la...

Shaqaale ka tirsan Q.M oo lagu afduubtay Yeman

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, in shan ka mid ah shaqaalaheeda lagu afduubtay koofurta Yeman, xilli ay kusii jeedeen magaalada Caden. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay...