Wararka

Magaalada Baraawe oo maanta lagu doortay toddoba xildhibaan oo ka tirsan BFS

0
Baraawe- Magaalada Baraawe ee xarunta maamulka koofur galbeed ayaa maanta lag u doortay toddoba xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka aqalka hoose ee Soomaaliya. Xubnaha...

Dhuusamareeb oo lagu doortay saddex xildhibaan oo ka mid ah BFS

0
Dhuusamareeb- Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Mudanadaayaasha maanta kusoo baxay...

Samareeb oo saddex xildhibaan lagu doortay

0
Waxaa goordhow magaalada samareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka dowlad goboleedka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad...

Israa’iil oo duqeysay koofurta caasimadda Dimishiq

0
Ciidamada Yuhuuda ayaa dhowr gantaal oo dhulka laga hago ku tuuray koonfurta Dimishiq ee caasimadda Suuriya, kuwaasoo lala beegsaday goobo muhiim ah halkaasi ku...

Mahad Salaad oo mar kale ka mid noqonaya Golaha Shacabka

0
Mahad Maxamed Salaad ayaa saaka mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii ay tanaasushay murashaxii ka...

Galmudug iyo Muqdisho oo maanta lagu dooranayo toban xildhibaan

0
Waxaa maanta oo Khamiis ah ka billowday magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb doorashada qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay

0
Dhuusamareeb- Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ballaaran oo ka socday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib  falalkii argagixisadu xalay ka...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe

0
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa maanata degmada Baraawe ku qabtay doorashada Todoba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo kamid...

Guddiga Doorashada Galmudug oo qabatay Doorashada Kursiga ka dhimanaa aqalka sare

0
Guddiga Doorashada Galmudug iyo Guddiga Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug waxay qabteen Doorashada Kursiga ka dhimanaa aqalka sare ee Galmudug, kursigaan waxaa  isku diiwaangeliyey...