Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo shan khawaarij ah ku dilay Jubbada hoose

0
Kismaayo- Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska XDS ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa shan ka tirsanaa khawaarijta ku dilay howlgal...

Wajiga koobaad ee dagaalka Khawaarijta ayaa lagu Xoreeyay 70 Degaan

0
Xukuumadda Dan-Qaran oo fulineyso aragtida Madaxweynah jamhuumriyadda federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku qotonta in xasilooni iyo nabada waarta lagu soo dabaalo ...

Xuska Caalamiga ah ee Maalinta Biyaha

0
Qaramada Midoobay ayaa maanta xustay munaasabadda 22-ka Maarso oo ah mid loo asteeysy Maalinta Biyaha Adduunka, iyadoo ujeedadu tahay in la cabbiro horumarka adduunka...

Talyaaniga oo Gaadiid ciidan ugu deeqay Soomaaliya

0
Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliiska aya Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ka guddoomay Gaadiid ay dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Boliiska JFS. Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo bulshada Soomaaliyeed ku boorriyay inay ka faa’iideystaan kheyraadkooda

0
Ra’iisulwasaaraha XFS ayaa sheegay in sannadkii 850,000 tan oo kalluun ah laga soo saari karo dalkeenna, Soomaaliduna ay haatan lasoo baxdo oo keliya inta...

Dowladda Soomaaliya oo dagaal ku qaaday Mukhaadaraadka (WARBIXIN)

0
Maadaama ay Dalka ku soo bateen waxyaabaha maanka Dooriya ayay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya ay soo saartay Awaamiir ujeedkoodu yahay in lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Amiirka magaalada Riyaadh

0
Riyadh- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Amiirka Magaalada Riyaad ee Caasimadda dalka Boqortooyada Sacuudi...

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaa naga go’an in aan la noolaano bulshadeenna, sidoo kalena ka...

0
Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumaddu ay yeelanayso dhaqanka ah in xilku yahay mas’uuliyad ee uusan ahayn meel la isku sharfo, isagoo...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay madaxa Sanduuqa horumarinta dalka Boqortooyada Sacuudiga

0
Riyadh- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Guddoomiye Kuxigeenka...

Guddoomiyaha golaha Shacabka “Waajibaadka sharciga ahaa isla xisaabtanka ahaa ayaan gudaneynaynaa”

0
Guddoomiyaha golaha shacabka , Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in xukuumaddu ay ku guuleysatay shaqo muuqato oo dalka laga qabtay, wuxuuna ugu...