Golaha wasiiradda Jubaland oo bogaadiyey guullaha Ciidanka Xoogga iyo kuwa jubaland ka gaareen la...
Kismaanyo- Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Kulanka ayaa lagaga hadlay...
Xafiiska xeer ilaaliyah guud ee Qaranka oo digniin u diray shirkaddaah iyo dadka isku...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa lagu sheegay in ay baaris ku wadaan shirkaddo iyo dad ku eedaysan dukumiinti...
Aljeeriya oo burburisay shabakad qaabilsaneyd tahriibinta dadka
Warbaahinta Aljeeriya ayaa sheegtay in la uu burburiyay shabakad ku lug lahayd tahriibinta dadka muhaajiriinta ah ee doonya in ay safar dhinaca badda ah...
Golaha wasiirrada oo la horkeenay daraasad wax looga qabanayo dhibaatooyinka ay la kalumaan wadayaasha...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii...
Sare-u-kaca Maciishada Suuqyada Ee xiliyada Ramadaan
Bilshaada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa laga dareema Sare u kac sicirka suuqyada magaalooyinka dalka dhanka maceyshada ah,Inta badan Suuqyada Soomaaliya waxaa laga dareemaa...
Akhriso:- Waxqabadka DFS ee Warbixinta Toddobaadlaha
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Warbixinta Toddobaadlaha halka hoose ka akhriso
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in kheyraadka uu...
Madaxda Qaranka oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan
Muqdisho- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoona u rajeeyay iney nabad...
Ra’iisul wasaare Xamse oo soo xiray koobka degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey Xulka deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir...
Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirka maareynta hubka
Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xuseen Macalin ayaa soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta oo la iskula meel dhigay...
Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka
Jowhar- Axmed Canshuur Xasan Shiiqoow oo muddo 8 sano ah ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka...










