Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi
Ciidanka Booliska Saldhigga degmada Dharkeynley ayaa gacanta ku soo dhigay , Yuusuf Daahir Xasan 53 jir ah oo ku eedeysan kufsi iyo afduub uu...
Ciidamada Israa’iil oo weeraray dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa
Dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah ka taagan xiisad, kadib markii ciidamada Israa’iil ay weerar ku qaadeen dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa,...
Ergayga Gaarka ah ee arrimaha Soomaaliland oo la kulmay Xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay Soomaaliland
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikariim Huseen Guuleed, ayaa xalay kulan wadatashi ah la yeeshay qaar...
Cabdiraxiin Ciise Caddoow oo loo magacaabay wasiirka maaliyadda Hirshabeelle
Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane , Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka...
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗞𝘂 𝗫𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮: “𝗔𝗿𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗹𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹, 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗺𝗶𝗿𝗮...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Jaamac iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa caawa ka qayb galay munaasibad afur...
Horjooge Jaabir oo ku dhaawacmay dagaal khawaarijta ku dhex maray Jilib
-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab
Ciidanka Kumaandoosta Danab iyo ciidanka Gorgor ee xoogga dalka Somaliyeed ayaa howlgalo ka sameeyey dhulka hawdka ah ee waqooyi barri ee degmada Ruun-nirgood ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha dalalka Jabuuti, Kanada iyo Kuubba
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee wada hadallada...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha wadahadalada Somaliland u...
Shir looga hadlayo cirib-tirka khawaarijta oo ka furmay Muqdisho
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
U jeedka...










