Wararka

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo kulan fogaan-arag ah la qaatay Mas’uuliyiin sare oo...

0
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan fogaan-arag ah la qaatay maamulka sare ee ururka hey’adaha Hantidhawrada guud ee Afrika...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaare kuxigeenkii hore ee dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Arrimaha Bini’aadannimada ee ka dhacay Geneva

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimillada, Aadam Aw Xirsi iyo guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane; Maxamud Macallin ayaa shirka Arrimaha...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka tacsiyeeyey geerida wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Haruuse, ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Allaha u...

Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka oo ku baaqday in la yareeyo xiriirka Shiinaha

0
Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Analina Baerbock, ayaa ku baaqday in la yareeyo khatarta ka imaan karta xiriirka Shiinaha, iyada oo ka hadlaysa shirka wasiirrada...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf. Ra’iisul Wasaaraha...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
WarbixintaToddobaadlaha 1:Madaxweynaha JFS mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadkan Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay inuu noqdo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Soomaalinad, sidoo kale Maxamed...

Emmanuel Macron oo booqasho ku tagay Shiinaha

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho saddex maalmood qadaneysa uga bilaabatay dalka Shiinaha, sida lagu sheegay war ka soo baxay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya mudane, Aadam Faarax...

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi

0
Ciidanka Booliska Saldhigga degmada Dharkeynley ayaa gacanta ku soo dhigay , Yuusuf Daahir Xasan 53 jir ah oo ku eedeysan kufsi iyo afduub uu...