Ciidanka xoogga dalka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta Al-shabaab
Howlgal qorshaysan oo lagu baacsanayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa ka socda duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsanayaa maleeshiyaad ka...
Wasiirka Arrimaha dibedda oo QM kala hadlay xaaladda Carruurta Soomaaliyeed
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada...
Shirka Wasiirrada maaliyadda XFS iyo maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Shirkan oo uu si ramsi ah...
Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dembi barista oo ka furmay Muqdisho
Hantidhawraha Guud ee Qaranka, Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa Muqdisho ka furay kulan aqoon-iswaydaarsi muddo toddobaad ah socon doona.
Kulanka ayaa ku saabsan baarista foreensikada...
Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay ciidan Boolis ah oo tababar kusoo...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal, Cismaan Cabdullaahi Maxamed “Kaniif”ayaa soo dhoweeyay dufcaddii 18-aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed oo tababar kusoo qaatay taliska Ciidanka...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay guddiga qaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuntay ajaaniib si sharci darro ah kaga kalluumeysanayay xeebaha dalka
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 36 dambiile oo ajaanib ah lagana soo qabtay xeebaha dalka Soomaaliya ayagoo si sharci darro ah uga kalluumeysanaya ku ridday...
Falcelinta Qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran (WARBIXIN)
Kadib markii uu soo baxay War-murtiyeedkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa siyaabo kala duwan loo kala fasirtay, iyadoo qoloba meel u jiidatay ama u fasiratay,...
Saaxiibbada Soomaaliya oo soo saaray warsaxaafadeed wadajirka ah oo ku saabsan xaaladda dalka
Wakiillo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraat-ka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo furay tartanka cayaaraha degmooyinka Galmudug
Cadaado- Madaxweye ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa galabta Cadaado ka furay tartanka cayaaraha degmooyinka Galmudug oo ay ka qaybgalayaan 10-degmo,...










