Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergay ka socda madaxweynaha Uganda
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La taliyaha sare ee hawlgalada gaarka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u...
Wasiirada maaliyadda XFS iyo Dowlad Goboleedyada oo heshiis cusub gaaray
Waxa maanta la soo gebagabeeyay shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka...
Ciidanka Itoobiya oo fashiliyay weerar argagixisanimo
Dooloow- Ciidanka Itoobiya ee aan ka tirsanayn howlgalka midowga Afrika ATMIS ee saldhiggoodu yahay magaalada Dooloow Soomaaliya ayaa ka hor tagay weerar naftii hallignimo...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga cusub ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo la kulmay dhaxal-sugaha BoqortooyadaSacuudi Carabiya
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa yeeshay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xiriirka...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka
Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta...
Warbixinta waxqabadkaToddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta warbixinta dalabka Soomaaliya ay ku dooneyso ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga...
Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa khawaarijta lagu dilay Shabeellada hoose
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee JFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibbada Caalamka ay dileen 20...
Kuuriyada Koonfureed oo walaac ka muujisay dhoola tus militari ee Shiinaha iyo Ruushka
Ciidamada Shiinaha iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u dhoola tus ugu sameeyay qeybo ka mid ah Bariga Aasiya, taasi oo keentay in Kuuriyada...










