Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Safar shaqo ku tagay Hindiya

0
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya,  mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Gandhi Airport...

Ciidanka xoogga dalka oo khawaarijta ka xoreeyay tuulada Jameeco ee gobolka Hiiraan

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka hiiraan kadib weerar qorsheeysan oo...

Maalinta Cudurka Duumada oo caalamka lagu xusay (MAQAAL)

0
Maadama ay maanta ku began tahay maalinta Duumada Adduunka, inta aan u guda galin mowduuca marka hore aan is weydiinno waa maxay Duumo ama...

Joe Biden oo ku dhawaaqay in uu mar kale u tartamayo doorashada 2024

0
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihiisa dib u doorashada ee sanadka 2024, isagoo noqday musharaxa ugu cad xisbiga Dimuqraadiga...

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay inay soo daad-gureyneyso Muwaadiniinta ku go’doonsan Suudaan

0
Inta badan dalalka caalamka ee ay dadka ka jogaan dalka Suudaan ayaa ku mashquulsan daad-gureynta muwaadiniintooda ku sugan dalkaasi, gaar ahaan magaalada Khartuum, halkaas...

NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY

0
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan: Nin...

HOWL AAN LAGUU DIRSAN HA GELIN.

0
Waxyaabo badan oo ay dadku mararka qaarkood si taxar-la'aan ah u sameyaan ayaa u horseeda haliso naftooda qalqiil geliya oo ay waxyeello culusi ka...

CIIDU WAA FARXAD IYO CIBAADO!

0
Maalinta ciidu waa maalin aad u qiimo badan waxaa uu yimid Xabiibkeenu scw magaalada madiina iyadoo la ciido  laba maalmood markaasu yiri: waa maxay...

HABEEN KA KHEYR BADAN KUN BILOOD!

0
Ilaahay ayay mahad idilkeed u sugnaatay, Naxariis iyo nabad gelyo illaahay dushiisa ha yeelo Nabi Maxamed. Fadliga ay leedahay bisha ramadaan guud ahaan waa mid...

WADDOOYINKA IN LA DHOWRO BULSHADA AYEY MUHIIM U TAHAY

0
Waddada waa marinka isku xira xaafaddo, magaalooyinka iyo marino muhiim ah oo layskaga kala goosha, taasoo dad iyo duunyaba lagama maarmaan u tahay la’aanteed. Guri...