Wararka

Dowladda Qatar oo mashaariic hor leh ka fulineysa Soomaaliya

0
Agaasimaha mashaariicda dowladda Qatar ee dalka Soomaaliya, Abuubakar Bashiir ayaa sheegay in la dhammaystiri doono dhowaan heshiisyo ku saabsan Ganacsiga , maalgashiga iyo siyaasadda...

Mid kamid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

0
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay...

Maamulka gobolka Banaadir oo sagootiyay duqa magaalada Bolnas ee dalka Sweden

0
Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaalada Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku soo dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye

0
Qeybaha kala duwan ee Ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa waxay ku soo qabteen...

Horjoogayaashii Khawaarijta Al-shabaab oo Ceelbuur oo isaga baxay (Warbixin).

0
Wararka ay warbaahinta qaranka ka helayso deegaanno ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjoogayaashii waa weynaa ee maleeshiyada kooxda Khawaarijta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Qatar

0
Dooxa  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay kiiska haweeney dil ku eedaysan

0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa cadeeyey inuu gacanta ku hayo haweeney ku eedeysan dil iyo dacwad ciqaabeedyo kale oo gal-dacwadeedkeeda loo soo...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray Jiddah

0
Jidah: Wasiirka arimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada Jeddah ee boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaasi oo uu kaga qaybgeli doono...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ee arrimaha Somaliland

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Shir-guddoomiyey kulan ay wada qaateen laamaha garsoorka iyo Boliiska

0
Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo shirguddoomiyey kulan ay wada qaateen laammaha garsoorka iyo Booliiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa shir guddoomiyay...