Wararka

Xukuumadda Federaalka oo dhaqan gelisay shuruucda hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed  oo la jaan qaadaysa heerarka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka dalka Qatar

0
Dooxa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula...

Wasiirka Caafimaadka oo Isbitaalka Banaadir ku booqday hooyo dhashay afar mataano ah

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr; Cali Xaaji Aadam ayaa booqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Gabdhood oo mataano ah ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in ay ka go’an tahay la dagaallanka musuq-maasuqa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoogga saareyso la dagaallanka musuq-maasuqa. Mudane, Xamsa Cabdi Barre oo...

Wasaaradda dhallinyarada oo qabatay tartan loogu talo galay dhallinyarada maqalka la’

0
Wasaaradda dhallinyarda iyo Isboortiska Soomaaliya ayaa qabatay tartankan, kaas oo ay ka qayb galeen 8 kooxood oo isugu jiro cayaartooy, macallimiin iyo maamulayaal isboorti...

Qaramada Midoobay: kala bar dadka Suudaan waxay u baahan yihiin gargaar bini’aadannimo

0
Agaasimaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada ayaa maanta oo Arbaca ah, sheegay in ilaa 25 milyan oo qof, oo ka dhigan in...

Waxqabadka dowladda Soomaaliya

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Dooxa kulan kula yeelanaya Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Dowladda Qatar oo mashaariic hor leh ka fulineysa Soomaaliya

0
Agaasimaha mashaariicda dowladda Qatar ee dalka Soomaaliya, Abuubakar Bashiir ayaa sheegay in la dhammaystiri doono dhowaan heshiisyo ku saabsan Ganacsiga , maalgashiga iyo siyaasadda...

Mid kamid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

0
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay...

Maamulka gobolka Banaadir oo sagootiyay duqa magaalada Bolnas ee dalka Sweden

0
Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaalada Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas...