Wararka

Wasiirada Maaliyadda Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo wado isku xiraysa...

0
Wasiirada Maaliyadda Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo wado isku xiraysa labada dal si loo kobciyo dhaqaalaha iyo horumarka bulsho ee...

Shirka golaha wasiiradda oo looga hadlay fatahaadda Wabiga Shabeelle ka sameeyey gobolka Hiiraan

0
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay...

Hay’adaha amniga oo ku guuleystay in ay fashiliyaan Dhagarta aan muuqan ee Khawaarijta (Warbixin)

0
18-kii May, Sanadkan 2023, todobaadkii hore Al-shabaab waxay lumiyeen Kunteenar hub iyo walxaha qarxa isugu jira oo ay doonayeen in ay ku gumaadaan Dalka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shalay galinkii dambe madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta...

Wasiirka caafimaadka oo shir caalami ah uga qaybgalaya Switzerland

0
Geneva: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Xaaji Aadan ayaa ka qayb galay munaasabad heer keedu sareeyo oo uu...

Saalax Jaamac “Xadaarad kasta oo ummadi gaadho waxay ku xiran tahay aqriska iyo qoraalka...

0
Ra’iisul wsaare ku  xigeenka dalka ahna ku simaha ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo soo xiray kulanka Wadatashiga Istiraatijiyadda Qaran ee Warbaahinta

0
Ku-simaha wasiirka ahna wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa maanta oo Arbaco ah ku soo xiray magaalada...

Hay’adda Sodma iyo hay’adaha samafalka oo ka wada hadlay xaaladda fatahaadda ee Baladweyne

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyay shir deg-deg ahaa oo heerkiisu sarreeyo, kaas oo looga...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
Kampala- Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka dalka aan walaalalaha nahay ee...

Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

0
Meertadii 6-aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir oo uu guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya...