Wararka

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 30 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab

0
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo isugu jiray Cirka iyo Dhulka ayaa laga sameeyay ilaa iyo Afar...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Moscow kula kulmay Dhiggiisa Ruushka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac oo booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Moscow ee dalka Ruusha ayaa maanta kulan...

Xaflad lagu maamuusaayey daahfurka xajka sanadkaan oo lagu qabtay Muqdisho

0
Masuuliyiinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS iyo madax kale oo ka socday Shirkadaha diyaaradaha ayaa ka qeybgalay xaflad lagu soo bandhigayey daahfurka shirkadda...

War-murtiyeed laga soo saaray shirka madasha Maayarada Soomaaliya

0
Warmurtiyeed dhowr bog ah ayaa ka soo baxay gabagabadii Shir Magaalada Muqdisho loogu qabtay xubno ka socday Madasha  Maayarada Soomaaliya ee dalka. Shirkaan oo ay...

Saraaiisha Xoogga oo dhiirigaliyay ciidanka ku howlan ciribtirka khawaarijta

0
Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. Maxamuud Xasan Ibrahim (Baakaay)  ayaa kormeer howled ku tagay fariisimaha ciidamada howlgalka...

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay laba eedeysane iyo qalab kale oo ciidan

0
Ciidamada  Amniga oo maalmahaan howlgallo nabad sugid ah ka wada Magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku dhigeen nuucyo ka mid ah dharka ciidanka, Hub kale...

Xafiiska R/Wasaaraha XFS oo soo dhoweeyay taageerada dhaqaale ee ay ku yabooheen Midowga Turub

0
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa si diiran u soo dhaweeyay ansixinta lacago gaaraya € 20.5 milyan oo  Midowga Yurub ay ugu talagaleen taageeridda Dowladda...

Ciidamada Ammaanka oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay saanad ciidan

0
Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada ayaa soo bandhigay...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo warbixin looga dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliska Xoogga Dalka

0
iMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga...

Dowladaha Qatar, Mareykanka iyo Ingiriiska oo ku dhawaaqay in 10.5 milyan oo doollar ku...

0
Dowladda Mareykanka (iyadoo u sii marinaysa Hay’adda Mareykanka ee Horumarinta Caalamiga (USAID), Safaaradda Dowladda Ingiriiska ee Muqdisho iyo Sanduuqa Horumarinta ee Qatar (QFFD) ayaa...