Wararka

Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka dalka oo ka furmay muqdisho

0
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimaha la xiriira sare u qaadista shaqaalaha Caafimaadka...

Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay shirka ” Madasha Hab-maamulka Caalamiga ah ee...

0
Safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay shirka “Madasha Hab-maamulka Caalamiga...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka kaqeybgalay Shir looga hadlayay dadaallada dib u xorreynta...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallim Fiqi, oo safar shaqo kujooga Norway ayaa kaqeybgalay mid ka...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in tirada barakacayaasha Caalamka ay gaartay heerkii ugu sarreeysay

0
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa sheegay in tirada dadka ku barakacay dagaalada ka socda qeybo ka mid ah caalamka...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Uganda

0
Burcad hubeysan oo u dhashay dalka Uganda ayaa magalada Kampala ee Caasimadda dalkaasi Uganda, waxaa dil iyo dhawac ugu gesteen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka...

Taliska Ciidanka XDS iyo Africom oo ka wada hadlay dar-dar gelinta la dagaallanka khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa kulan laqaatay taliyaha ciidamada Mareykanka ee howlgalka Africom Gen, Micheal Langley. Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf...

Shir madaxeedka IGAD oo laga soo saaray war-saxaafadeed taageeraya Soomaaliya

0
Djibouti: Shir madaxdeedka dalalka ku midaysan urur goboleedka IGAD oo dalka Jabuuti ka furmay 12-June ayaa gabangabadiisa laga soo saaray war-murtiyeed taageero siinaya dowladda...

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka oo qaabilay madax ka socotay hay’adda Start Network

0
Gudoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wheliyaan agaasimaha waaxda maareynta musiibooyinka mudane Khadar Maxamed Sh Nuur iyo la-taliye...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mudane Xamse Cabdi...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada Maxamuud Xarbi ee Degmada Warta Nabadda, taasi oo isku...