Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo la kulmay madax ka tirsan FAO
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay madax ka socotay Hay’adda...
Madaxweynaha Jubbaland iyo howlgalka Africom oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane, Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabbilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley.
Kulan gaar...
Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta furmay
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo...
Wasiir Fiqi oo shirka madasha Oslo kaga hadlay mashaariicda ay DF ugu tala gashay...
Oslo-Norway)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo safar shaqo ku jooga Norway ayaa kaqeyb galay mid ka...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb galay Shir Madaxaxeedkii 14-aad ee Urur Gobeleedka IGAD oo sannadkan...
Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka dalka oo ka furmay muqdisho
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimaha la xiriira sare u qaadista shaqaalaha Caafimaadka...
Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay shirka ” Madasha Hab-maamulka Caalamiga ah ee...
Safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay shirka “Madasha Hab-maamulka Caalamiga...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka kaqeybgalay Shir looga hadlayay dadaallada dib u xorreynta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallim Fiqi, oo safar shaqo kujooga Norway ayaa kaqeybgalay mid ka...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in tirada barakacayaasha Caalamka ay gaartay heerkii ugu sarreeysay
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa sheegay in tirada dadka ku barakacay dagaalada ka socda qeybo ka mid ah caalamka...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Uganda
Burcad hubeysan oo u dhashay dalka Uganda ayaa magalada Kampala ee Caasimadda dalkaasi Uganda, waxaa dil iyo dhawac ugu gesteen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka...










