GUDDOONKA LABADA AQAL OO MAANTA KULAN KU YEESHAY XARUNTA GOLAHA SHACABKA EE VILLA HARGEYSA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi...
Hay’adda duulista oo war ka soo saartay shilkii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho
War-saxaafadeed ka soobaxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa looga hadlay shilka diyaaraddii maanta ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka oo soo gaaray Muqdisho
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka Mudane Cumar Cabdirishiid iyo Cabdiwali Cali Gaas ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana halkaas ku...
Wasiir Huruuse oo furay tababar ku saabsan Diblomaasiyadda
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa maanta tababbar u furay dufcadii 11-aad oo ku biirtay Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha...
Wasaaradda Gaadiidka oo ka warbixisay shilka diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegtay in hal ruux uu dhaawac ka soo gaaray shil...
Maxkamad ku taal Liibiya oo xukuntay 37 qof oo ku eedeysan tahriibinta dadka
Maxkamad ku taalla dalka Liibiya ayaa xabsiga dhigtay 37 qof oo lagu helay dambi ah ka ganacsiga dadka, ka dib markii ay dhinteen 11...
Shirweynaha Wada tashiga oo berri ka furmaya Muqdisho
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS Fardowso Cusmaan Cigaal iyo agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Ra’iisul...
Dowladda Federaalka oo qorsheynaysa dib u dhiska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka
Dhuusamareeb- Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga XFS Cabdinuur Daahir Fiidow oo uu wehliyo Safiir ku Xigeenka Midowga Yurub Thomas Kieler ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay dhismaha...
Khawaarij badan oo lagu dilay howlgallo dhowr meel ka dhacay (WARBIXIN)
Waxaa jirta in mar dhow uu dalka si rasmi ah uga billowdo Wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab...
Dowladda Federaalka oo mashaariic horumarineed ka hirgelinaysa magaalada Baraawe
Baraawe- Wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan Wasiirka waxbarashada XFS, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka deegaanka iyo is-beddelka Cimillada, Khadiija Maxamed Al-Maqsuumi, wasiirro iyo mas’uuliyiin ka...










