Wararka

Wasiir Fiqi oo Dhuusamareeb ka furaya shirka xasillinta iyo barnaamijka deegaan bile ee Galmudug

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane, Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira heerarka dowladda iyo xubno beesha...

Madaxweynaha dalka oo si rasmi ah u furay shirweynaha Wadatashiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo...

Ciidanka xoogga Dalka oo dilay Horjoogayaal katirsan khawaarijta

0
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo dhowr ah ka sameeyay deegaanka Weel-Maaroow iyo goobo kale saldhig u aheyd xubno...

Soomaaliya iyo Jordan oo ka wada hadlay la dagaallanka argagixisada

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhan ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef Huneiti iyagoo ka wada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo...

Shir ku saabsan katashiga masiirka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho

0
Shirkan loogu hadli doono arrimo ku qotama masiirka dalka ayaa waxaa lagu casuumay madaxdii hore ee dalka soo hogaamisay oo isugu jira Madaxweynayaal iyo...

In ka badan 50-Khawaarij ah oo lagu dilay Jubbada hoose

0
Kismaayo: Hawlgal burburin ah oo ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ay saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose...

Midowga Afrika oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee Addis Ababa

0
Addis Ababa: Guddoomiyaha guddiga midowga Afrika danjire Muusa Faki ayaa xafiiskiisa Addis Ababa ku soo dhoweeyey danjiraha Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed...

Wasiirka arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo dhaweeyey madaxweynaha hay’adda WFDP iyo wafdi la...

0
Wafdi balaaran oo ka socda hay’adda WFDP oo uu hogaaminaayo Ambassador Akramy El zaghat oo ah madaxweeynaha WFDP ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir muhiima ku casuumay madaxda xilka haysa iyo kuwii hore

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay madaxda talada haysa iyo madaxdii hore si ay uga soo qeyb...