Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo casho sharaf u sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha...

Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Madaxa hey’adda Horumarinta Barnaamijyada Qaramada Midoobay

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada ee...

Guddoonka Baarlamaanka JFS oo ku wareejiyey Gudidda dib u eegista Dastuurka heshiiskii ay gaareen...

0
kulan ay maanta wada yeesheen Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wadadda Via Liberia

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Waddada 21...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay Barnaamujka Caddaallada iyo Asluubta

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir guddoomiyey kulanka Guddida joogtada Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Mohamed Nuur Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee aan caadiga aheyn, ee...

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo qaabilay Ergeyga Cusub ee QM

0
Dhuusamarreeb:-Madaxweynaha Dowladd gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya...

Shirkii wadatashiga oo ku soo dhammaaday jawi is Afgarad ( WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay Madaxda talada heysa haatan iyo Madaxdii hore, si ay uga soo...

WARAABE BAA LAGA SHEEGAY: ILLA CANKA SUBAGU SOO QUBO MA QABOOBAAYO

0
Waraabe la wareystay lana weydiiyey su'aal ah: Mr Waraabow haatan waa adigan Da' taagan, cimri-gaagana dhagar baad ku jirtay, boob iyo dhuumasho uu dhabarku...

TUUGGII CAQLIGA BADNAA (QEYBTII 1-AAD)

0
Tuug guuray oo muddo xadidda xoolaha ummadda muddo dheer ku qaraabanayay ayaa habeen guri dagan oo ay dadkii lahaa hawo gadis uga maqanyihiin u...