Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo loo diyaariyay howlgalka ka...
Guriceel- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa guriceel ku booqdey cutubyo ka...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo qaabilay danjireyaasha Jaamacadda carabta iyo Germany ee Ethiopia
Addis Ababa- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Addis Ababa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia Mudane Ambassador...
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Masar
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Talyaaniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka...
TOOBIYAHA NABAD RAADINTA LOO MARO
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda.
Waxaa aad loo soo dhaweeyey...
KEYD DHIGO INTAAD DHALLINYAR TAHAY
jiritaanka nooluhu wuxuu ka soo askumaa uurka hooyada, ka dibna wuxuu u soo gudbaa ifka oo uu waayo kooban joogo, ugu dambeyna goortii caleentiisu...
MUHIIMADDA GUURKA
Guurku waa hanaan soo jireen ah oo abuurta aadmiga ku sidkan, wuxuuna udub-dhaxaad u yahay taranka bulshada iyo kala tafiirmiddooda.
Barbaar walboo shinkiisa gaadhay iyo...
DHIRTU WAA NOOLE AY KU NOOL YIHIIN NOOLEYAASHA KALE
Dhirta waxay ka mid tahay noolaha, waxayna faa’ido weyn u tahay dhammaan noolayaasha kale, sida xayawaanka iyo bini’aadamka.
Sida aynu wada ogsoonnahay dhirtu waa hu'ga...
Madaxweyne Laftagareen oo sheegay in dhawaan billaaban doono wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta
Madaxweynaha dowladda gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka qeybgalayay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dar-dargalinta howlgallada ka dhanka ah...










