Wararka Gudaha

Shirweynaha Wadatashiga & Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada oo Muqdisho ka furmay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xarunta Dugsiga...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada ah

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada oo looga...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal dhan ah Khawaarijta ka Sameeyay degmada Qoryooley

0
Howlgal qorshaysan oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo kaashanayey dadka deegaanka ka sameeyeen degmada Qoryooley waxaa ay ku wareejiyeen bar-control oo ay lacago baad...

Shirka Golaha Wasiirrada JFS oo looga hadlaya Amniga dalka

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga Guud ee...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed oo karmeeray Dugsiga Tababarka General Kaahiye

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday xarunta Gaadiidka...

Jab kale ayaa ku dhacay Kooxda Khawaarijta ah (WARBIXIN)

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa howgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya ee AFRICOM ayay waxay howlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah dhawaan ka...

Saraakiil ku Eedaysan Musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamada gobolka Banaadir

0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysaneysa dacwada loo haysto  Afar sargaal  oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku Eedaysan Musuq maasuq...

Xogta Horjooge muhiim u ahaa Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Jubbada hoose (Warbixin)

0
Wel-marow, waxa ay in ka badan 45-km dhinac bari ka xigta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, halkaas howlgal ka dhacay waxaa lagu khaarijiyay...

Ruushka:” Maraakiibta ku socda Ukraine waxaan u aragnaa kuwo qayb ka ah dagaalka”

0
Ruushka ayaa ka digay in maraakiibta ku safraya dekedaha Badda Madow ee Ukraine,isla markaana oonaya in ay qaadaan badeecadaha raashinka  loo tixgelin doono bartilmaameedyo...

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhacay deegaan u dhow Buur-hakaba ku dilay 10 khawaarij...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay xarun ay ku sugnaayeen Khawaarijta oo ku taalla deegaanka Ceel-bashiir oo ku yaalla wadada xiriirisa...