Wasaaradda Howlaha guud oo wadda Qorshe Warshado looga dhisayo meelo ka baxsan magaalada Muqdisho
Wasiirka wasaaradda howlaha guud & dib u dhiska iyo guriyeynta Soomaaliya ayaa sheegay in ay waddaan qorshayaal looga dhisayo Warshado meelo ka baxsan caasimada...
Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland oo la kulmay Ururada Bulshada iyo odoyaal kale
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah...
Sheekh Aadan Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar
Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed,...
Madaxda Warfaafinta XFS “waxaa naga go”an in aan xoojinno doorka aqooneed ee saxaafiyiinta
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa soo xiray tababar aqoonkororsi ah oo loo qabtay...
Antonio Guterres oo ku baaqay in la dhaqangaliyo qaraarka ku saabsan ka-hortagga nacaybka diimaha
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa shalay muujiyay taageerada uu la garab taagan yahay bulshada Muslimiinta caalamka,kadib kulankisa Kooxda Safiirada ee Ururka...
Ciidanka Xoogga oo deegaanka Jameeco ee gobolka Baay ku dilay 15 Khawaarij ah
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku burburiyay jidgooyo iyo xarun Khawaarijtu ku la hayd deegaanka Jameeco ee gobalka Baay, halkaas oo ah goob ay...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kullan miro dhal ah la qaatay Wasiirka Maaliyadda Jabuuti
Jabuuri:- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta kulan...
Hay’adda Taya-dhowrka iyo Hay’adda isgaarsiinta Qaranka oo Heshiis kala saxiixday
Mareeyaha Hay’adda Taya-dhawrka Soomaaliyeed Marwo Xaawo Axmed Xasan oo ay weheliso Maareeye ku-xigeenka hay’adda Marwo Suuban Cabdi Nuur Gaas iyo Masuuliyiinta kale ee hay’adda,...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay mas’uul ka tirsan Hay’adda IMF
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Mudane. Biixi Iman Cige ayaa Aaladda fogaan-araga kulan muhiim ah kula yeeshay Dr. Mahmoud Mohieldin, oo ah agaasimaha Sare ee...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Lionel Laurens
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay...










