Kenya oo sheegtay inay dishay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab
Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, isagoo ka dhegeystay...
Wasiirka Warfaafinta oo ka war bixiyay waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Mudane, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyey waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay iyo guulaha laga gaaray la dagaallanka...
Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Arrimaha Gudaha ee XFS oo ka wada hadlay doorka shaqo ee...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda XFS, Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo ay wehliyeen Maareeyaha...
Wasiirka Amniga koofur galbeed oo la kulmay saraakiisha ciidamada iyo maamulka degmada Baraawe
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir Mohamed oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose iyo kan...
Wasiirka Cadaaladda XFS” Ma jiraan Maxaabiis Roman ah oo 10 sano ku xiran Xabsiga...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho, isagoo ka warbixiyay...
Ciidanka xoogga dalka oo maleeshiyada Khawaarijta ka saaray deegaano ka tirsan Shabeelaha hoose
Baraawe: Hawlgal qorshaysan oo ay saaka sameeyeen ciidan ka tirsan guutada 6-aad ee qaybta 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayey maleeshiyaadka Khawaarijta kaga saareen...
Taliska Booliska oo dhisaya dhaqanka diineed ee Askarta
Taliye ku xiggeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Sakiya Xuseen iyo hoggaanka Anshaxa iyo wacyi-gelinta Booliska ayaa maanta Kutubo Qur’aan ah ku wareejiyey ciidanka Birmadka...
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Save the childeren
Guddoomiyaha hay’adda Qaran ee maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo qaabilay ku simaha safiirka Urdun ee Addis Ababa
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa si diiran xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ugu soo dhoweeyey safiir...










