Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay qoys ka soo cararay colaadda Suudaan
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dib u soo celisay qoys Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan.
Qoyskan ayaa oo ka kooban afar...
Golaha Wasiirrada oo si aqlabiyad ah u ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya
-Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga hirgalinayo jidka mara...
Agaasimah Tacliinta sare Ismaaciil,”Waxaan qasab ka dhigeyna in la barto kuliyada waxbarashada”.
Agaasimaha Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in Hey’adda Iftin ay shaqo wanaagsan ka qabatay arrimaha Waxbarashada dalka,“Markii ay wasaaradda...
Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey gudoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud Khadiijo Aadan Daahir.
Guddiga oo tixraacaya soo jeedinta ka timid wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha...
Wasaaradda ciyaaraha oo amartay shaqo ka joojinta Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud
Wasaraadda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa xiriirka Olombikada Qaranka ku amartay in shaqo ka joojin lagu sameeyo guddoomiyaha xirriirka ciyaaraha fudud ee dalka...
Guddoomiyaha aqalka sare oo kormeer ugu tagay guddiga madaxa banaan ee Dastuurka
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo maamta kormeer ugu tagay guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgalinta...
Wasaaradaha Qorshaynta iyo waxbarashada oo ka wada shaqaynaya horumarinta qorshaha waxbarasho ee dalka
Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah la qaatay wasiirka...
Aqalka sare ee BFS oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha
Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay.
Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad...
Wasiirka difaaca XFS iyo ku xigeenkiisa oo maanta hor tagay guddiga difaaca Qaranka ee...
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadka ka saaran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta u yeeray...










