In ka badan 15 khawaarij oo lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay SH/Hoose
Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn laga fuliyay deegaanka Buulo Madiino oo...
Jabuuti:Taliyaha ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska ee Soomaaliyeed.
Dufcadaan...
Golaha wasiirada XFS oo ansixiyey laba Hindse Sharciyeed iyo Qaraar la xiriira deegaannada laga...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay xooggeeda isagu geeysay sidii dalka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo wareysi dhinacyo badan leh siiyay wakaaladda wararka Sputnik ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay...
CIiidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheeysan ku dilay 20 katirsan khawaarijta
Ciidamada xoogga dalka soomaaliya ayaa sacadihii la soo dhaafaywaxaa ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa khawaarijta ka sameyeen degaanka Sabiid oo kamid ah...
Ciidamada Dowladda oo howlgal qorsheyn ku dilay 49 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab
Illaa iyo 49 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan iyo duqaymo ciidanka gaarka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen, kaas oo ay maalgalinayaan dowladaha...
Guddiga difaaca baarlamaanka JFS oo kawada hadalay shaqooyinka hortebinta u leh guddiga ee kalfadhiga...
Guddiga difaaca ee baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, oo ku gudo jira waajibaadkiisa shaqo ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku lafo guray qodobada hoos ku...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog’hayaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo isbarasha ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub...