Wararka Gudaha

KU SIMAHA MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN LA QAATAY DUUBABKA DHAQANKA GOBOLKA BAKOOL.

0
Xudur, December 13,2022: Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka...

0
Guulane: 13, Diseembar, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Guulane oo dhowaan laga xureeyay...

GUDDOOMIYAHA G/SHACABKA OO KULAN LA YEESHAY SARAAKIISHA CIIDANKA QEYBTA 60-AAD EE XUDDUR

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka Qeybta...

KHAWAARIIJTA AL-SHABAAB OO MAANTA LAGALA WAREEGAY DEEGAANKA AL-KOWTHAR EE G/SHABEELAHA DHEXE

0
Deeganka Alkowthar ee gobolka Shabeellaha dhexe oo ka mid ahaa xarumihii ugu waaweyna ee Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa goor-dhow si buuxda ula wareegay ciidanka...

MAXKAMADDA C.Q.S. OO MAANTA XABSI DAA’IN KU XUKUNTAY MID KA MID AH KHAWAARIIJTA AL-SHABAAB

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi daain ah ku ridday Cabdillahi Cabdi Muuse Jimcaale (Sharma’arke), kaas oo loo soo xeray 03-dii Bishii Juun...

GUDDOOMIYAHA G/SHACABKA OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA XUDDUR

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Xudur...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir...

Qodobada ay ka wada hadleen Somalia iyo Shiinaha oo ku kulmay Riyaadh

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa dalka Sucuudiga kaga qaybgalay shir madaxeedka Shiinaha iyo dalalka Carabta. Intii kulanku socday, madaxweynaha...

Booliska maamulka Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay

0
Ciidanka Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland Oo Kashanaya Bulshada iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Cidamada ayaa Gacanta Kuso Dhiigey Gacan ku dhiigle Faarax...

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka oo Dilay dhagar qabe Khawaarij ah

0
Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa xalay ku dilay dhagar qabe Khawaarij ah inta u dhaxaysa deegaanada Basra iyo...