Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo shaqaaqooyinka gacan ka hadalka ah ee...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ay ku muujinayaan sidaay uga xun yihiin shaqaaqooyinka gacan ka hadalka ee saaka ka dhacay...
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku heynta degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeellaha...
Ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga dadweynaha ayaa maanta oo Khamiis ah gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe kala wareegay Khawaarijta Al-shabaab.
Afhayeenka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay madax ka socotay Mashruuca Xasilinta Soomaaliya ee Britain
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xarunta Safaarada UK ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Mashruuca Xasilinta Soomaaliya...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo afar wasaaradood ka guddoomay ballanqaadka qorshe howleedkooda 2023
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Hawlaha Guud, Dib U...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dalka soo gaareen cutubyadii ugu horreeyay ee lagu soo...
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay inay maanta dalka soo gaareen qeybtii ugu horeysay...
Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay xafiisyada howlgalada dekedda Garacad
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa saaka kormeeray Dekedda cusub ee...
Shacabka degmada kaaraan oo qabaty dhagarqabe falal Amni dari ka geeysan rabay degmadaasi
-Shacabka ku nool degamada Kaaraan ayaa gacanta ku soo dhigay hal dhagarqabe oo damacsanaa in uu fuliyo weerar.
dhagar qabahan oo magciisa ku sheegay Maxamed...
Khawaarijta oo la mid noqotay Darbi dumay(WARBIXIN)
Howlgallada Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxa uu u muuqdaa in ay guuleysteen, waxaana taa daliil u ah in maalin walba ay isi soo dhiibaya...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KULAN LA QAATAY KU-XIGEENKA ERGEYGA GAARKA EE XOGAHAYA GUUD...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...