Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirrada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah Madaxda Dowladaha...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Marrakesh ee Dalka Morocco ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka...
Guddoomiye Sheekh Aadan oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta Calanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyey xuska maalinta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, oo...
Iran iyo Sacuudi Carabiya oo ka wada hadlay dagaalka Isra’el iyo Xamaas
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan (MBS) ayaa khadka taleefoonka uga wada hadlay dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas.
Labada hoggaamiye...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay degmada Mahadaay
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka Sareye guuto Dayax Cabdi Cabdulle iyo geesiyaasha deegaanka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka...
Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 69-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galan kulan diblomaasiyadeed heerkiisu sareeyo
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Fuzhou uga qeyb galay kulan diblomaasiyadeed heerkiisu sareeyo, kaas oo ay...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, kadibna khudbad u jeediyay ciidamada Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo shirguddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub, taas...
Jubbaland oo soo bandhigtay xubno gacansaar la yeeshay Khawaarijta
Kismaanyo:-Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland
ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan...










