Jaaliyadda Galmudug ee ku dhaqan Kenya oo taageeray halganka lagu xoreynaayo khawaarijta
Qeynaha bulshada ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Kenya ayaa Magaalada Nirobi ku qabtay xaflad lagu taageeraayey howlgalada ciidamada ee Khawaarijta looga xoreynaayo...
Isra’el oo amartay in dad ka badan 1 milyan ay ka baxaan woqooyiga,una guuraan...
Waxaa jira cabsi iyo jahawareer soo wajahay dadka reer Gaza, ka dib markii ciidamada Israel ay u sheegeen in dad ka badan 1 milyan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in Golaha Wasiiradda XFS ay xoojiyaan doorkooda ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, halkaasi oo looga hadlay guulaha laga gaaray...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladaha...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Wakaaladda...
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha Ganacsiga ee Turkiga & Afrika
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibriil Cabdirashid Haaji, ayaa isaga iyo wefti uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga, wuxu magaalada...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo bogaadiyay ciidanka X.D iyo kuwa deegaanka oo Khawaarinta ka saaray deegaannada...
Jowhar;- Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka toddobaad-laha ee Golaha Wasiirada.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgalada...
Madaxda Qaranka oo ka qayb galay Olale dhiig loogu shubayo ciidamada qalabka sida
Madaxwrynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliua Xamse Cabdi Barre ayaa ka qayb galay olale dhiig...
Amb. Cawaale Kullane oo Khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee horumarinta agabka Badda...
Fuzhou:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka caalamiga ah ee agabka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo ku aadden xuska maalinta Calanka u diray Shacabka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirrada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray...










