Guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo gaaray magaalada beledweyne ayaa kulamo la yeeshay madaxda...
Beled weyne- Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne, waxaana socdaalkaan...
Guddoomiye Madaale oo kumanaan shacab ah kala qeyb galay Duco iyo xus loo sameeyay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenada G/Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa kumanaan shacab ah...
Guddoomiye Madaale” wax aan furimaha Dagaalka ku soo arkay Odayaal 90 jiro ah oo...
-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsiho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale( Yuusuf Madaale)ayaa ka hadlay dhibkii uu geystay Qaraxii 14-kii October 2017 ay kooxaha...
Khawaarijtii geysatay xasuuqii Soobbe, maxay ku sugan tahay maanta? ( Warbixin)
- Maanta waa 14- October, lix sanno ka hor waxay dadka Soomaaliyeed ugu asteysan tahay maalin hal goob looga dilay tiro dhan 600-qof (...
HA TAAGEERIN COLAAD SOKEEYE
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dab iyo dagaal midna laguma degdego waayo soomaalidu waxay ogtahay ama ay waayo arag u tahay dhibaatada colaadda sokeeye .
Qof...
CIIDAMMADEENNU GACANNA DALKEY KU DIFAACAYAAN GACANNA GURMADKEY KU BIXINAYAAN
aa talo kula gudboon tahay in aad hagaajiso xusuusatana wanaagga iyo karaamada dalkaaga uu leeyahay .
Muwaadinka dhabta ah waa kan dhibta la qeybsanaya caruurta...
ISLAAMKU WAA DIIN AAN DIIN KALE KA DAMBEYN
Islaamku waa diin kaliya ee Alle agtiisa ka jirta, diin aan aheyn midda Islaamka oo Alle agtiisa laga aqbalayana ma jirto sida Ilaahay SWT...
ISKA XOREYNTA KOOXAHA ARGAGIXISADA NABAD DIIDKA AH
Gobolada dalka Soomaaliya waxaa Ka curtay guluf colaadeed oo la iskaga xoreeynaayo kooxaha diidka ah oo bulshada Soomaliyeed ay u geestaan dhibaatooyinka aad u...
HA KA HARIN SOOMAALIDA CUSUB
Xilli walba wuxuu wataa mowjadahiisa, dareenkiisa iyo waayahiisa mana jiro xllii aan laheyn ugu dambeynta wax uu ka tago oo mar walba waxaa hara...
MA LAGA HORTEGI KARNAA CUDURRADA XUN XUN EE DILAAGA AH IYO KUWA KEENA DACIIFNIMADA
Sonkorowgu ama cudurka macaanku waa cudur raagaya, oo raaga oo saameeya sida qofka jirkiisu cuntada ugu rogo tamar – taas oo dhacda in inta...










