Wararka Gudaha

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Bakool

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Gaabey, oo 30km dhanka Waqooyi Bari kaga beegan Magaalada Xuddur, Xarunta...

Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyey qaraar ku saabsan diidmada iyo ka-hortagga xadgudubka Israa’iil

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta Villa Hargeisa, ayaa cod aqlabiyad ah...

Dowladda Nayjeeriya Oo si adag u cambaareysay xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Nayjeeriya ayaa si cad u muujisay taageerada buuxda ee ay u hayso Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo Dowladnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Madaxweynaha JFS oo khudbad ku saabsan xaaladda dalka u jeedin doono Xildhibaannada Labada Aqal

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta khudbad ku saabsan xaaladda Dalka u jeediyo labada Gole ee...

Howlgal ka Dhan ah Khawaarijta oo ka Dhacay Gobolka Galguduud

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo Amni-Xaqiijin ah ka fuliyay Deegaanno muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Galguduud. Howlgalkan ayaa si...

Dowladda Syria oo cambaareysay Aqoonsiga dhex-maray Israa’iil iyo Somaliland

0
Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland, iyadoo mar kale xaqiijisay taageeradeeda...

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

0
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha Qumooros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambia,...

Madaxweynaha JFS oo Wada-tashiyo Qaran la yeeshay Madaxdii hore iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo difaaca midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, ayaa...

Ciidamada XDS oo guulo waa weyn ka soo hooyay howlgalka “Seefta Qarsoon,”

0
Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayaa guulo muhiim ah ka gaaray howlgallada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray deegaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha oo...