Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo degmada Doolow u dirtay diyaarad wada shixnad gargaar ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka dirtay diyaarad sidday shixda gargaar ah oo loogu talagalay dadka shacabka ah ee...
Xubinnimada EAC Waxay Soomaaliya iyo Gobolkaba u Horseedi Doontaa Waa Cusub oo...
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii noqoto xubintii 8-aad ee...
Wasiir Jaamac oo Muqdisho ka daahfuray qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha degdega ah
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daahfuray qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha degdega ah oo...
Taliska Ciidanka Xoogga oo toogtay Naftii halige isku soo xiray walxaha qarxa
Taliska ciidanka dhulka XDS ayaa Abaare 08:21 AM Subaxnimo toogtay dhagarqabe waxyaabaha qarxa isku soo xiray kaasi oo doonayay inuu isku qarxiyo albaabka laga...
MAAREEYE KU XIGENKA HTS MARWO SUBAN ABDI NUR GAAS OO KA QEYB GASHAY SHIRKA...
Mareeye ku xigeenka Hay'adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed Marwo Suuban Abdi Nur Gas oo ay wehliyaan qaar Ka tirsan Agaasime waaxedyada hay'adda ayaa Ka qeyb galay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Ayaa Qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareenta Musiibooyink Qaranka M axamuud...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa kulan gaar ah la qaateen...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa ay kulan gaar ah kula qaateen Wakiilo iyo Masuuliyiin...
WASIIRKA CADAALADA IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO OO GAARAY DALKA MASAR
Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, iyadoona ay goobjoog ka...
Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ah ee labada dowladood...










